England Ilaa France,Dalalka loo diyaariyay Tikidhadooda Ciyaaraha Euro 2016

England Ilaa France,Dalalka loo diyaariyay Tikidhadooda Ciyaaraha Euro 2016

Caawa ayaa lagu wadaa in lasoo gaba gabeeyo Isreeb Reebka Euro oo sanadka 2016 lagu qabanayo dalka France.

England iyo Spain ayaa kamid ah dalalka caawa ciyaaraya misana xaqiiyay iney u soo baxaan tartanka.

Balse wali waxaa jira dalal aan xaqiijin soo bixidooda oo u baahnaan doona iney ciyaaran Play Off.

Guud ahaan aan eegno dalalka Ilaa iyo hada u soo baxay tartanka Euro 2016.

Albania

Germany

Austria

Belgium

Spain

France

Wales

England

Ireland

Iceland

Italy

Poland

Portugal

Czech Rep.

Romania

Switzerland

facebooktwittergoogle_pluslinkedinrssyoutube
facebooktwittergoogle_plusredditpinterestlinkedinmail